WASHIGTON —
Saraakiisha Mareykanka ayaa sheegay in daraasado socday muddo bilo ah kadib ay wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon-ku go’aansatay in aan isbedel weyn oo degdeg ah loo baahnayn in lagu sameeyo meelaynta caalamiga ah ee ciidamada Maraykanka.
Hase ahaatee, ay si dheeraad ah u lafaguri doonto baahida ciidan ama xoog ee Bariga Dhexe ayna samayn doonto hagaajinta Aasiya iyo Baasifigga. Warbixinta waxaa inoo haysa Caasha Ibrahim Aden.
Facebook Forum