WASHINGTON, D.C —
Tafiirta cusub ee cudurka Coronavirus ee ay WHO u bixisay magaca Omicron ayaa kusii faafaya Yurub, kaddib marki kiisas cusub Axaddii shalay laga helay dalal ay ka mid yihiin Netherlands, Denmark, UK iyo Australia.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa London kasoo diray wariyaha VOA-da ee Qaaradda Yurub, Cabdixafid Cawil Ismaaciil.
Facebook Forum