Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada oo xayiraad ku soo rogtay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah


Waddanka Canada ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo Afrikaan ah oo uu ugu horreeyo dalka South Africa, kadi markii uu ka dillaacay nooc cusub oo xanuunka Covid19.

Masuuliyiinta Canada ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu badbaadinayo bulshada.

Wariyaha VOA Hussein Nuur Xaaji ayaa warbixinta kasoo direy Canada.

Xayiraadda Canada ee dalalka Africa
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00


XS
SM
MD
LG