Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Culimada Australia oo ka shiray badbaadinta carruurta Soomaalida


Masaajid

Culumada Soomaaliyeed ee deggan magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa shir u qabtay qeybaha kala duwan ee jaaliyadda ku nool magaaladaas, iyaga oo ka arrinsanayey sidii carruurta loo badbaadin laha dhaqankooda iyo diintooda.

Haddaba culimadii shirkaasi qabatay waxaa kamid ahaa sheikh Cabdiraxmaan Magan oo wareysi siiyey VOA-da, waxaa ugu horeyn uu wariye Ibrahim Cumar Baafo uu waydiiyey shirkan waxa ugu weynaa ee loo qabtay.

Culimada Australia oo ka shiray badbaadinta carruurta Soomaalida
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG