KHARTOUM —
R'a'isal Wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay siyaasadda dalkiisaa, isaga oo ku tilmaamay heshiikii uu dhawaan la galay militariga inuu ahaa fursadda kaliya ee lagu badbaadinayay dalka.
Xuseen Barre ayaa warbixintan inooga diyaariyey xaaladda Sudan.