Isku xirrada

War Deg-Deg ah

33 tahriibayaal ah oo ku geeriyooday marin-biyoodka u dhexeysa Faransiiska iyo Britain


Ilaa iyo inta la ogyahay 33 muhaajiriin ah oo doonayay inay u soo gudbaan Britain ayaa ku dhintay xeebta u dhaxaysa Faransiiska iyo England, kadib markii doon ay la socdeen ay ku degtay waqooyiga xeebta magaalada Calais sidda ay booliiska Faransiisku xaqiijiyeen.

Ururka Qaramada Midoobay ee muhaajiriinta ayaa sheegay in shilkani yahay kii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca xeebtaasi tan iyo intii ay billaabeen ururinta xogta dadka ku nafwaayay biyahaas sannadkii 2014kii.

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo direy Abdihafid Awil Ismail.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG