Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali lagu tuhmay inay qorsheynayeen qarax oo lagu xiray Uganda


Kamapla
Kamapla

Booliska Dalka Uganda oo maalmahan waday howlgallo dhinaca ammaanka ah kadib qaraxyadii Kampala ka dhacay todobaadkii tagay ee ay Daacish sheegatay, ayaa sheegay Taladadii shalay inay soo xireen afar qof oo Soomaali ah oo ay uga shakisan yihiin inay walxa qarxa geeyeen meel loo nasasho tago oo uu toddobaadkan tagi lahaa Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni

Haddaba, arrintan ayuu Maxaamed Colaad Xassan ka wareystay Danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay dalka Uganda Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur).

Soomaali lagu tuhmay inay qorsheynayeen qarax oo lagu xiray Uganda
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:38 0:00


XS
SM
MD
LG