CAIRO —
Isbahaysiga Dowladaha Sunniga ayaa sheegay inay khasaaro weyn gaarsiiyeen maleeshiyada Xuutiyiin xilli dowlada Yemen ay heshay taageero saanado militari ah.
Warbixin amuurtaasi ku saabsan waxaa magaalada Qaahira nooga soo diray wariyaha VOA Xuseen Cusmaan Saxnuuni.