Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Geelle oo xariga ka jaray maraakiib dagaal oo cusub


Maraakiibta dagaal ee Jabuuti
Maraakiibta dagaal ee Jabuuti

Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa maaanta xarigga ka jaray hawlgalka iyo bad-marka 2 markab oo ah nooca dagaalka oo cusub oo loogu tala galley in lagu xoojiyo ilaalada iyo ammaanka xeebbaha dalka Djibouti, iyagoo ay ku hawl galayaan ciidamada xoogga badda ee dalka Djibouti.

Ramadaan Muuse ayaa warbixintan inoo soo diray.

Geelle oo xariga ka jaray maraakiib dagaal oo cusub
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:06 0:00


XS
SM
MD
LG