MELBOURNE —
Labadii toddobaad ee lasoo dhaafay magaalada Melbourne ee dalka Auatralia waxaa ka socoday mudhaaharaadyo looga soo horjeedo sharci cusub oo awood dheeraad ah u siinaya madaxa gobolka Victoria.
Warbixintan waxaa Australia inooga soo direy wariyaheena Ibrahim Cumar Baafo.