Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ku saabsan yahay shirka nabadda iyo xasiloonida ee Athens?


Dowladaha Masar, France, Greece iyo Qubrus ayaa isku raacay in laga shaqeeyo Nabada iyo Xasiloonida gobolka, waxaana arrintani timid ka dib markii wasiirada arimaha dibada ee dalalkaasi shir ay ku yeesheen magaalada Athens ee dalka Greece.

Warkan waxaa Qahira inooga soo direy wariyaheena Hussein Sahnuuni.

Warbixin ku saabsan shirka Nabadda iyo Xassiloonida ee ka dhacay magaalada Athens
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:30 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG