TORONTO —
Waaxda caafimaadka Canada ayaa Jimcihii shalay ku dhawaaqday in carruurta da'dooda ay u dhexeyso 5 -11 sano jir ay qaadan karaan tallaalka COVID-19 ee Pfizer, waxaana waalidiinta qaar oo Soomaalida ay ku jiraan ay siyaabo kala duwan u arka arrinkan.
Warbixintan waxaa Toronto inooga soo direy wariyaheena Hussein Nuru Xaaji.
Facebook Forum