Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cali Abukar Cali wuxuu naftiisa waayay isaga oo naf kale badbaadinaya


Ali Abucar Ali

Warbaahinta Britain ayaa hadal haysa Cali Abukar Cali oo 20 jir ah Soomaali ah oo u geeriyooday dhaawac soo gaaray xilli uu ku howlanaa badbaadinta haweeney 82 jir ah oo iyaduna u geeriyootay weerar mindi ah oo lagu qaaday xilli ay ku sugneyd maqaaxi ku taal xaafadda Brentford ee woqootiga London.

- Allaha u naxariistee Cali waxaa uu ahaa nin dhalinyara ah oo haysta dhalashada Britain, asal ahaana kasoo jeeda Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa Haashim Ducaale oo kamid ah madaxda jaaliyadda Soomaaliyeed ee Britain oo ku sugan magaalada Leicester waxaa uu weydiiyay dareenkiisa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG