WASHINGTON —
Ku dhawaad 10 qof oo muhaajiriin ah ayaa dhintay xeebaha dalka Liibiya, kadib markii ay ku neef qabatimeen doontii ay saarnaayeen, waxaana tahriibeyaashan ka soo jeedaan dalal ay Soomaaliya ka mid tahay.
Warbixin ay wakaalada wararka AFP ka qortay dadkaas muhaajiriinta ah ee geeridooday waxaa inoo soo koobayo wariyaha VOA ee Washington Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Facebook Forum