Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iskuulada la gubayo oo kusoo badanaya dalka Kenya


Kenya School
Kenya School

Waalidiinta iyo Macallimiinta dalka Kenya ayaa aad uga walaacsan tirada Iskuulada la gubayo oo ku sii kordhayo gudaha dalka Kenya.

Ilaa iyo hadda tobonaan iskuul iyo xarumo waxbarasho oo ku yaalla dalka Kenya ayaa la xiray kadib markii ay kordheen tirada Iskuulada ee ay dabka qabadsiinayaan ardayda dalka Kenya.

Dhibaatadan ayaa loo aanaynayaa in ardaydu ay dhibsadeen Manhajka cusub ee Kenya oo saameyn ku yeeshay xilliyadii fasaxa ee sanad dugsiyeedka ardayda.

Warbixintan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

Iskuulada la gubayo oo kusoo badanaya dalka Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:36 0:00


XS
SM
MD
LG