Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay booqashadii Uhuru Kenyatta ee Ethiopia?


Sida lagu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Kenya, madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Axaddi shalay booqasho hal maalin ah ku tagay dalka ay dagaalladu ka socdaan ee Ethiopia.

Booqashadaas ayaa qeyb ka ah dadaallada ay bulshada caalamka ku dooneyso in xabad joojin la dhax-dhigo dhinacyada ku dagaallamaya dalka Itoobiya.

Warbixin kooban oo ay wakaaladaha wararka ka qoreen booqashada Uhuru Kenyatta, waxaa noo soo koobaya Nuur Xasan Nuur.

Maxaa kasoo baxay booqashadii Uhuru Kenyatta ee Ethiopia?
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:57 0:00


XS
SM
MD
LG