Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Yemen oo deegaano 'ka qabsaday' Xuutiyiinta


Ciidamada Dowlada Yemen oo la wareegay deegaano horay oo haysteen maleeshiyada Xuutiyiinta, ka dib markiii labada dhinac uu dhex maray dagaal culus oo sababay geeri iyo dhaawac fara badan.

Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa noo soo direy wariyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.

Ciidamada Yemen oo deegaano 'ka qabsaday' Xuutiyiinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


XS
SM
MD
LG