Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Imaaraadka Carabta oo wafdi heer sare ah u diray Syria


Wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa muddo 10 sano ah markii ugu horeysay booqday dalka Suuriya.

Wafdigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkaas Cabdalla Bin Zayed al-Nahyaan ayaa la kulmi doona madaxweyne Bashaar Al-Asad.

Arrintan ayaa muujinaysa sida ay isu beddelayso siyaasadda waddamada Carabta ee ku aaddan dalka Suuriya, oo 10 sano ku jira dagaal sokeeye.

Wariyaha VOA-da ee dalka Masar Xuseen Cusmaan Saxnuuni ayaa warbixintan soo diray.

Imaaraadka Carabta oo wafdi heer sare ah u diray Syria
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00


XS
SM
MD
LG