Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dilalka magaalada Toronto oo sanadkan kordhay


TORONTO
TORONTO

Booliska magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in dilalka ka dhacay magaalada oo ay ku jiraan kuwa loo adeegsaday qoryaha ay kordheen sanadkan marka loo eego sanadkii tagay.

Hubka sida sharci darrada ah kusoo galaya magaalada, ayaa la sheegay inay sabab u tahay kororka dilalka la xiriira toogashada.

Weriyaha VOA Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Dilalka magaalada Toronto oo sanadkan kordhay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:36 0:00



XS
SM
MD
LG