Tan iyo markii uu xumaaday xiriirka Belarus iyo Midowga Yurub, waxaa kordhay muhaajiriinta isku dayaysa in ay ka gudbaan Belarus, oo ay tagaan Poland oo ay halkaasi kaga sii gudbaan dalalka reer Yurub.
Muhaajiriin ka timid Soomaaliya ayaa ka mid ah kuwa waddadaasi isku daya in y Yurub ka galaan. Hase ahaatee waxa ay la kulmaan dhibaatooyin uu qabowga daran iyo barafku ka mid yahay.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters ka qortay wiil Soomaali ah oo 16 jir ah oo ka sheekeeyay dhibaatooyinka uu kala kulmay damaciisii ahaa inuu u gudbo Poland, waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available