London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Dr Maxamed Xuseen Gaas, waxaanna uu ku saabsan yahay go’aankii ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee ay ku sheegtay in ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Simon Mulongo uu yahay ‘qof aan dalka laga rabin’ dalka, (persona non grata).
Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.