Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee Ethiopia iyo Mareykanka oo ku baaqay xabbad joojin


Cadaadiska ayaa ku sii kordhaya ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed, iyadoo sagaal urur oo ka soo horjeeda ay isbaheysi ku dhawaaqeen.Ciidamada fallaagada ay ku sii dhowaanaya caasimadda Addis Ababa, waxaana Mareykanku uu ku baaqay xabbad joojin deg deg ah.

Wariyaha VOA ee dhinaca diplomaasiyadda Sindy Saine ayaa warbixintan nooga diyaarisay, Maxamed Colaad Xassan ayaana soo jeedinaya.

Warbixin: Xaaladihii ugu danbeeyay ee Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


XS
SM
MD
LG