Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faaqidaadda Toddobaadka: Caqabadaha Doorashooyinka Dadban


Guddiyada doorashada

MUQDISHO — Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashooyinka aqalka hoose ee 1-dii bishan ka bilowday dalka. Doorashada aqalka hoose ayaa bilaabatay iyadoo si weyn loo duray habkii ay u qabsoontay doorashadii xubnaha aqalka sare ee dalka oo heer gabagaba ah mareysa. Haddaba, maxaa horumar ah oo laga sameeyay habka doorashooyinka, maxayse yihiin caqabadaha ku gudban hannaanka doorashooyinka dadban?

Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

please wait

No media source currently available

0:00 0:40:04 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG