Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Falanqeyn la Xiriirta Xaaladda Cakiran ee Ethiopia


FILE - Ethiopian government soldiers ride in the back of a truck in the Tigray region of northern Ethiopia, May 11, 2021.
FILE - Ethiopian government soldiers ride in the back of a truck in the Tigray region of northern Ethiopia, May 11, 2021.

Xaaladda dalka Ethiopia aya meel cakiran mareysa. Xoogagga mucaaradka ee ay Jabhadda TPLF ugu tun weyn tahay ayaa qabsaday magaalooyin halbowle ah, wararka qaarna waxa ay shegayaan in wax ka yar 200 mile ay u jiraan magalada caasimadda ah.

Waxaa socda dadaal ay wadaan waddamada galbeedka oo uu Mareykanku ugu horreeyo kaasi oo lagu doonayo in caasimadda dagaal looga badbaadiyo.

Haddaba, Jacfar Kukay ayaa xaalka Ethiopia halka uu marayo iyo waxa la filan karaba ka wareystay Cabdiraxiim Budul oo ku takhasusay nabadda iyo xallinta khilaafaadka, kana faallooda arrimaha Ethiopia.

Wareysi ku saabsan xaaladda Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:15 0:00


XS
SM
MD
LG