Colaadda dalka Itoobiya ayaa kusii faafaysa deganano horleh iyadoo mucaaradka Tigray ay qabsadeen magaalooyin cusub, sida ay sheegayaan wararka ka imanaya waqooyiga dalkaasi.
Mas’uuliyiinta Maraykanka ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin colaadda sii cakirmaysa, waxayna ku baaqeen in xabad-joojin deg deg ah la gaaro.
Warbixin ay qortay Salem Solomon oo ka tirsan VOA, waxaa inoo haya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.
Facebook Forum