Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia oo beenisay in Tigrayga ay qabsadeen Dessie


Dessie town, Amhara Region, Ethiopia,

Ciidamada Tigray ayaa Sabtidii sheegay inay qabsadeen magaalada Istiraatiijiga ah ee Dessie oo ka tirsan gobolka Amxaarada oo dalka Itoobiya, halkaasi oo tobannaan kun oo barakacayaal Amxaaro ah ay gabbaad ka dhigteen.

Hase yeeshee dawladda Itoobiya ayaa beenisay sheegashadaas.

Warbixintan ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Ethiopia oo beenisay in Tigrayga ay qabsadeen Dessie
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:32 0:00


XS
SM
MD
LG