Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dibadbaxyo dhimasho dhaliyey oo ka socda Sudan


Dhimasho ayaa laga soo sheegay dalkaa Suudaan iyadoo ay socdaan mudaaharaadyada looga soo horjeedo awoodda ay la wareegeen milatariga.

Maalintii shalayna waxaa dalkaasi ka dhacay socod loogu magac-daray “Socodkii Milyanka Qofka,” oo qeyb ka ah dibad-baxyada ka dhanka ah afgambiga.

Warbixinta waxaa soo jeedineysa Caasha Ibrahim Aden.

Dibadbaxyo dhimasho dhaliyey oo ka socda Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00



XS
SM
MD
LG