War Deg-Deg ah

Barn. Martida: Buugga Hawaale Waran ee Abwaan Hadraawi

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Maxamed Saleebaan Cumar oo qoray buugga Hawaale Waran ee Abwaan Maxamed Ibraahim Hadraawi.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida
Embed

No media source currently available


XS
SM
MD
LG