Jimcihii shalay ayaa ciidamada booliska ee dalka Zambia bilaabeen in ay Soomaalida dalkaasi ku nool xir xiraan.
Haddaba, sababta dadkan loo qabqabanayi ayay Falastiin Axmed Iiman waxa ay ka wareysatey Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Zambia Maxamuud Maxamed Xassan Hiiraan.