Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biden oo Rajeynaya in Qorshihiisa Dhaqaale ay Koongareesku Ansixiyaan


Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Khamiistii shalay daah-rogay qorshe cusub oo 1.75 trillion oo dollar lagu bixinayo adeegyada dadweynaha iyo dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha dalka Mareykanka.

Qorshahan ayuu madaxweynaha dhimay kala bar intii markii hore uu hindisay in uu ku kaco ka dib markii ay ka biya diideen laba ka mid ah senatarrada aqalka Senate-ka ee xisbiga Dimuqraadiga oo codkoodu uu muhiim u yahay meel marinta qorshahan.

Wariyaha VOAda Maxamed Colaad Xassan ayaa warbxintan noo haya.

Madaxweyne Biden oo ka hadlay qorshihiisa cusub ee dhaqaalaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:04 0:00



XS
SM
MD
LG