Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay salka ku hayaan labadii qarax ee ka dhacay Uganda?


Uganda Police
Uganda Police

Booliska dalka Uganda ayaa baaraya laba qarax oo ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Kampala, maalmihii Sabtida iyo Isniinta ee toddobaadkan.

Hal qof ayaa ku dhintay qaraxa lala beegsaday gaari bas isniintii la soo dhaafay. Sabtidiina, qarax ka dhacay baar ku yaalla magaalada ayaa waxaa ku dhintay qof, dhowr kalena wey ku dhaawacmeen.

Booliska ayaa ku eedeynaya labada weerar kooxda falaagaaah ee ADF, oo lala xiriiryo ururka Daacish. Booliska waxaa kaloo ay sheegeen inay dad la tuhunsan yahay soo xir-xireenan.

Wariyaha VOA-da Halima Athumani ayaa warbixintan ka soo dirtay Kampala, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aaden.

Maxay salka ku hayaan labadii qarax ee ka dhacay Uganda?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:11 0:00



XS
SM
MD
LG