Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Trudeau oo magacaabay wasiiro uu ku jiro Axmed Xuseen


Justin Trudeau
Justin Trudeau

Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada oo ka kooban 38 wasiir, kuwaasoo ay kala bar dumar yihiin.

Axmed Xuseen oo ah Soomaali-Canadian ayaa markii saddexaad kamid noqday golaha wasiirrada, isagoo loo magacaabay wasiirka guryeynta, kala duwanaanshaha iyo kawada qeyb galinta Canada.

Dad badan ayaa rumeysan in dowladdan cusub ay horyaallaan waxyaabo badan oo uu ugu horreeyo la tacaalidda xanuunka COVID-19.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Saciid Muuse Daahir oo Xubin ka ah ururka muslimiinta Canada, sidoo kalena u ololeeya xuquuqda aadanaha, wuxuuna ugu horeeyn waydiiyay sida uu u arko golahan wasiirrada ee Canada?

Canada: Trudeau oo magacaabay wasiiro uu ku jiro Axmed Xuseen
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00


XS
SM
MD
LG