War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makrafoonka: Sh. Cabdulqaadir Curwa

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Sheikh Cabdulqaadir Xuseen Xassan oo loo yaqaan Curwa kana mid ah imaamyada ku nool dalka Ingiriiska.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG