Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khartoum: Xiisad siyaasadeed ka dhex aloosan golaha maamulka Sudan


Gen. Al-Burhan

Dalka Sudan waxaa muddooyinkan danbe ka jirtay xiisad siyaasadeed oo u dhexeysa milatariga iyo rayidka sida ku meelgaarka ah u maamula talada dalkaasi, waxaana xiisadda cirka ku sii shareeray bannaanbaxyo kala taageersan labada garab oo dalkaasi ka dhacay.

Hadaba, si aan wax uga ogaano xiisadda dalka Sudan, waxa uu Xuseen Barre ka wareystay Cabdiraxman Isaaq Cusmaan oo ah aqoonyahan ku nool magaalada Kahrtoum ee dalka Sudan.

Wareysi: Xiisadda ka dex taagan Golaha maamula Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG