Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu ka dhigan yahay xukunka cusub ee lagu riday Maxamed Nuur?


Mohamed Noor

Maxamed Nuur oo ah sarkaal ka tirsanaa booliksa Minneapolis oo toogasho ku dilay haweeney aan hubeysneyn ayaa shalay lagu xukumay ku dhowaad shan sano oo xabsi ah.

Muddada xabsigan ayaa ah tan ugu badan ee lagu ridi karo qof lagu helay dambi dil kama’a kadib markii ay maxkamad laashay dambi dil ah oo horey loogu helay Maxamed Nuur.

Maxamed Nuur ayaa horey loogu helay dambi dil darajada saddexaad ah ah iyo dil kama’ ah oo la xiriira toogashadii ay 2017 ku dhimatay Justine Ruszczyk Damond, oo aheyd gabar Australian-American oo 40 jir ah.

Haddaba xukunkan cusub waxa uu yahay iyo waliba mustaqbalka Maxamed Nuur ayaa wariyahayaga Maxamuud Mascade uu ka waraystay Garyaqaan Amiin Haaruun oo ku sugan Minneapolis.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00









Facebook Forum

XS
SM
MD
LG