Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Ethiopia oo mar kale duqeeyey caasimadda Tigray


Ciidamada Ethiopia ayaa mar kale duqeyn ka fuliyay caasimadda gobolka Tigray, Maanta oo Arbaca ah, laba maalin kadib markii ay duqeyn ku dileen saddex caruur ah.

Duqeynta ayaa imaneysa ayada oo uu dib u xoogeystay dagaalka ka socda dalkaas kadib markii ciidamada dowladda iyo xulafadooda ay weeraro cusub qaadeen toddobaadkii tegay.

Wararkii ugu dambeeyay ee duqeyntan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.

Ciidamada Ethiopia oo mar kale duqeeyey caasimadda Tigray
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:47 0:00



XS
SM
MD
LG