Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Soomaalida UK qorsheynayaan kadib dilkii xildhibaan Amess?


Ha'adda Muslim Council of Britain ayaa ka hadashay sida dadka Muslimiintu ay ay uga xun yihiin dilkii xildhibaan David Amess, oo Jimcihii lasoo dhaafay lagu dilay mindi.

Dilka xildhibaanka ayaa waxaa loo qabtay oo lagu tuhmayaa Cali Xarbi Cali oo ah nin Soomaali British ah, inkasta oo aan weli dacwado lagu soo oogin.

Urur ay ku bahaysan yihiin masaajidda iyo hay’adaha Soomaalida ee ka howlgala Britain oo loo yaqaano Council of Somali Organizations oo qeyb ka ah Muslimiinta Britain ayaa qorsheynaya in berri ay booqdaan xafiiska duqa magaalada London ee Tower Bridge.

Wariyaha VOA-da ee London ayaa la xiriiray Kaahiye Caalim oo ah madaxa ururka Council of Somali Organizations oo ugu horreyn ka jawaabayo waxa ay qabtaan.

Maxay Soomaalida UK qorsheynayaan kadib dilkii xildhibaan Amess?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:11 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG