Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dagaalka Ethiopia iyo baraha bulshada


Mobile Apps

Tan iyo markii uu dagaalku ka billowday gobolka Tigray ee dalka Ethiopia, ayaa labada dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyo uu mid walba isku dayay inuu baraha bulshada u adeegsado faafinta wararka.

Taageerayaasha labada dhinac ayaa dadaal u galay sidii warbaahinta caalamiga ah ee ku hadasha luuqadda English-ka uu dhinac walba ugu soo bandhigi lahaa sida ay xaqiiqadu la tahay.

Liam Scott ayaa warbixintan inoo diyaariyey, waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG