WASHINGTON —
Toddobaadkii tegay waxaa dunida laga xusay maalinta Cuntada Adduunka oo sanadkasta la xuso 16-ka bisha October.
Qaramada Midoobay waxay sheegtay in ugu yaraan 40% dadweynaha dunidu aanay haysan cunto ku filan oo nafaqo leh.
Sidoo kale waddamo badan ayay ka socdaan mudaharaadyo kadib markii la waayay raashinkii daruuriga ahaa, sidoo kalena waddamo ay Somaaliya ku jirto ayuu qiimaha raashinku kor u sii kacayaa.
Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan arrimahaasi ku eegaysa.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available