JABUUTI —
Maamulka dikaddaha iyo goobbaha suuqyada xorta ah ee dalka Djibouti aya dhawaan dhaqaajiyey hanaan cusub oo u fudeynaya macaamiisha qaabka loola soo baxo badeecaddaha ka so degga dakaddaha.
Nidaamkaasi cusub oo ah adeegsiga aaladda internet-ka aya lagu so uruuriyey goob kaliya dhammaan waxyaabaha looga baahan yahay macaamiisha iney so dhammeystiraan si ay u la baxaan badeecaddaha uga so deggay dikaddaha Djibouti iyado nidaamkan loogu magac darrey DPCS oo ah Djibouti Ports Community Systems.
Warbixintan waxaa Jabouti nooga soo direy wraiyaheena Ramadaan Muuse.
Facebook Forum