Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makrafoonka: Dib u Dhaca Doorashada Soomaaliya


London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Dr. Showqi Axmed Xayir oo ah cilmi baare iyo bare jaamacadeed oo ku nool dalka Netherlands.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:59 0:00


XS
SM
MD
LG