Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhadhaab: xaalad cunto yari ah oo wajahaysa qaxootiga


Iyadoo maanta dunida laga xusayo maalinta cuntada adduunka kuna beegan 16 October ayaa in ka badan 200,000 oo qaxooti ah oo ku nool xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ee dalka Kenya ay wajahayaan xaalad cunto yari ah.

Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ka soo diray wariyaha VOA Axmednuur Maxamed Cabdullaahi Yogol.

Cunta yari ka jirga xeryaha qaxootiga ee Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG