Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qarax ay ku dhinteen 50 qof oo Shiico ah oo ka dhacay Afghanistan


Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintay tira kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax ka dhacay gudaha masaajid ay ku cibaadeysanayeen Muslimiin Shiico ah oo ku yaal magaalada Kandahar ee dalka Afghanistan, waxaana masuuliyada qaraxan sheegtay ururka Daacish.

Warbixintan wariyaha VOA ee qaarada Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa Melbourne kasoo diray.

Qarax ay ku dhinteen 50 qof oo ka dhagay Afghanistan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG