Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mustqabalka suuqa shaqada ka dib xanuunka COVID-19


Guud ahaan dunida waxa isa soo taraya dareenka laga qabo isbadal ku yimaadda shaqooyinka sida maalinlaha ah loo qabto, iyadoo khubarada arrimahan daraaseeyaana ay tilmaamayaan in loo gudbi doono marxalad cusub oo ka duwan sidii markii hore loo shaqayn jiray.

Wariyahayaga Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixintan ku eegi doona nooca is-badal ee ku yimid qaabkii loo shaqayn jiray iyo waliba jihada loo socdo hadda.

Dhageyso mustaqbalka suuqa shaqada
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:27 0:00


XS
SM
MD
LG