Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa hoos u dhigay qaadashada kaararka codbixinta ee gobollada Soomaalida Kenya?


Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka Kenya ee IEBC ayaa sheegay inuu hoos u-dhac ku yimid tirada guud ee dadka qaatay karaka codbixita, waxayna sheegen in gobollada waqooyi tiro yar ay iska diwaan galisay.

IEBC ayaa dhawaan sheegtay in aysan haynin miisaaniyad ay isticmaali karaan in la qabto diiwaangelin kale oo loo sameynaya codbixiyayaasha kahor doorashada guud ee sanadka 2022-ka.

Prof.Cabdi Yaquub Guuliye oo ka mid ah saraakiisha sarsare ee IEBC ayaa guddiga arrimaha sharciga ee baarlamaanka u sheegay in miisaaniyaddoodi la dhimay qiyaastii kalabar.

Prof.Cabdi Yaquub Guuliye arrimahaan uga warramaya wariyaha VOA ee gobolkaa Waqooyi-bari Kenya Maxamed Faarax Shire.

Wareysi: Maxaa keenay hoos u-dhaca ku yimid tirada codbixiyeyaasha gobollada Soomaalida ee Kenya?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


XS
SM
MD
LG