Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliska Norway oo qabtay nin qaanso iyo leeb ku dilay shan qof


Nin ku hubaysan qaanso iyo leeb ayaa dalka Norwey ku dilay shan qof laba kalena ku dhaawacay, iyadoo baaritaan kadib gacanta lagu dhigay eedeysanahaas, sida uu sheegay afhayeennka Booliska Oeyvind Aas.

Intii uu howlgalka lagu raadinayay eedeysanahay ayaa wariyaha VOA-da Ridwaan Xaaji Cabdiwali la xiriiray Cabdishakuur Shuceyb Mursal oo si dhow ula socda weerarka ka dhacay magaalada Kongsberg oo ku taala duleedka caasimadda Oslo.

Boolisk Norway oo qabtay nin qaanso iyo leeb ku dilay 5 qof
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:44 0:00


XS
SM
MD
LG