Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Aqoonyahan Axmed Cali Maxamed oo sharxaya go’aankii Maxkamadda ICJ


Xukunka ICJ
Xukunka ICJ

Maxkamadda Caalmiga ah ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay kiiskii dacwadda badda ee u dhaxeeyay Soomaaliya iyo Kenya, ayada oo diiday doodda ugu weyn ee Kenya ee aheyd inuu jiro xad u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya oo la barbar ah xariiqa loolka.

Maxkamadda ayaa sameysay xariiq cusub oo ah xuduud badeedka labada dal. Sida ka muuqata xariiqda cusub, inta badan dhul-badeedkii ay sheegatay Kenya waa la diiday, hase yeeshee qayb ayaa sidoo kale laga reebay dhul-badeedkii ay sheegatay Soomaaliya, oo ka billaabata kadib 12 mile xariiqda tooska ah ee ku aadan xuduuddda dhulka.

Haddaba go’aanka maxkamadda caalmaiga ah waxaa inoo faaqidaya aqoonyahan Axmed Cali Maxamed oo si dhow ula socday muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wareysi: Aqoonyahan Axmed Cali Maxamed oo sharxaya go’aankii Maxkamadda ICJ
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:55 0:00


XS
SM
MD
LG