Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Germany: Masaajidada Cologne oo Aadaanka ku baahin doona sameecado dibadda ah


Shan iyo soddon Masaajid oo uu ku jiro masaajidka ugu weyn dalka Jarmalka oo ku yaala magaalada Cologne ayaa loo oglaadey in aadaanka salaadda Jimce loo isticmaali karo sameecado dibbada codka gaadhsiiya kaddib markii ay Jaaliyada Muslimiinta iyo dowlada hoose ee magaaladu ay ku hishiiyeen.

Waxa loo golaadey in ay siticmaali karaan sameecado salaada eedaanka jimcaha xilliyada duhurka ilaa saddexdda galabnimo mudo shan daqiiqo ah, fasaxan ayaa socon doono laba sannadood

Masaajidka dhexe ee magalaada Koln oo la furey sanadkii 2018-kii ayaa dhowr jeer lagu qaadey weeraro nacayb ah.

Warbixin ku saabsan arrintan waxaa magaalada London kasoo direy Wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00





Facebook Forum

XS
SM
MD
LG