Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Wiil 18 jir Soomaali ah oo xil dowladeed isku sharxay


Harun Jabril
Harun Jabril

Soomaalida dalka Canada ayaa tan iyo sanadkii 2015-kii ka qeyb galayay doorashooyinka kala duwan ee dalkaas. Balse dhallinyarada Soomaalida ah kaalin muuqata kuma aysan laheyn doorashooyinkaasi.

Markii ugu horreysay golaha deegaanka magaalada Edmonton ee gobolka Alberta waxaa murashixiinta kamid ah wiil Soomaali ah oo aad u da'yar, kaasoo doonaya inuu kamid noqdo golaha deegaanka ee magaaladaas.

Warbixintan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Canada: Wiil 18 jir Soomaali ah oo xil dowladeed isku sharxay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00


XS
SM
MD
LG