Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kasoo baxay shirkii ururka Xamaas ee ka dhacay Qaahira?


Hoggaamiyeyaasha ururka Xamaas ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Qaahir ee dalka Masar ku gorfeeyay arrimo badan oo ay kamid yihiin xiisadda u dhexeysa Israel, xaaladda Gazza iyo arrimaha maamulkooda hoose.

Xuseen Saxnuuni ayaa warkaan kasoo diray Qaahira.

Maxaa kasoo baxay shirkii ururka Xamaas ee ka dhacay magaalada Qaahira?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:38 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG